Abdisalan Ali Ismail
1 Course Enrolled • 1 Course CompletedBiography
Abdisalan Ali waa Suxufi madaxbanaan oo labo diploma oo Saxaafadda ah haysta iyo tobobar badan, wuxu leeyahay khibrad warbaahineed oo 8 sanno ah.
Waxaa kale oo uu shaahadada heerka kowaad ka diyaariyey Jaamacada Alpha oo ka haysto Bachelor of arts in Accounting and finance.
2023 ayuu ku guuleystay Tartanka sheeko sameynta Isbedelka cimilada oo ay qabatay BBC Media action isoo galay kaalinta labaad ee qaybta qoraal.
Sidoo kale sannadkii 2024 ayuu kaalinta kowaad ka galay Tartanka sheeko sameynta oo ay qabteen Ururka suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA.
About
At Codey Academy, we make learning digital media and soft skills simple, practical, and fun. Our e-learning platform empowers learners to stay creative, confident, and future-ready—anytime, anywhere
Company
Quick Links
Contact
+252-617166009
hello@codeyacademy.com
Mogadishu Somalia
Copyright © 2025 All Right Reserved Codey Academy