DIPLOMA OF COMMUNICATION SKILLS

Fikrad fiican ma haysaa?
Baro sida loo gudbiyo.

Baro hadal cad, dhageysi fiican iyo khudbad kalsooni leh.

Hadal cad.
Saameyn weyn.

Aweys Hassan
15+ Years of Media and Communication Experience

DAAWO HORDHACA KOORASKA

★★★★★  5.0/5

$29 USD

Ardaydu maxay ka yiraahdeen?

★★★★★

5.0/5

★★★★★

“Coursekan wuxu ii aha waayo aragnimo wanagsan xirirkeyga hadalka waxan ka bartay sida lo gudbiyo fariin koban cad ujedo leh”

msamiira49

★★★★★

“Aad baad umahadsantahay ustaad, wax badan oo caad naga saarnaa baad noo bidhaamisay, rabbi hakaa abaalmariyo.”

saciidmaxamedcasayr8906

Faallooyin laga soo xigtay bogga kooraska.